Af soomaali - Somaliska

Asalaamu caleykum kusoo dhawoow degmada Mark!

Waa arin farxad leh inaad xiiseynayso Mark. Bogaan waxaad ka heleysaa xog ku saabsan sida ay tahay in la dego oo lagu noolaado halkaan, wax kasta laga bilaabo xanaanada caruurta iyo cafimaadka ilaa waxbarasho iyo xiliga fasaxa waxyaalaha waqtiga lagu qaato ama camalka laga dhigto ayaad ka heleysaa. Xogtoo dhan waxay ku baxaysaa iswiidhish.

Hadii aad su’aalo qabto waxaad markasta kusoo dhawaataa inaad lasoo xiriirtid xarunta xiriirka noo qaabilsan. Xarunta xiriirka qaabilka waxaa looga hadlaa iswiidhish iyo ingiriis.

Talo kale ee aan kusiinayno waa inaad bookhato www.informationsverige.se External link, opens in new window.. Waa bog xog iswiidhan ku saabsan ku jirto oo loogu talo galey adiga sharci raadiska ah ama dhawaan sharciga heley. Meeshaa waxaad ka helaysaa xog luqado kala duwan lagu turjumay.

Xarunta xiriirka u qaabilsan degmada

E-maylka: kontaktcenter@mark.se

Telefoon: 0320-21 70 00

Uppdaterad:

Informationsägare: Kommunstyrelsens förvaltning